Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay maamulada Xudur iyo Tiyeeglow? (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa kulan la qaatay maamulka degmooyinka Xudur, Tiyeeglow iyo maamulka Gobolka Bakool. Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Bokool Mudane Cabdullahi Maxamed Nuur (Isneek), guddoomiyeyaasha Degmooyinka Xudur iyo Tiyeeglow, Xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Xudur ayaa Guddoomiyaha warbixin … Continue reading Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay maamulada Xudur iyo Tiyeeglow? (Sawirro)